- SKU: 9798989732807
- BARCODE: 9798989732807
- VENDOR: BooksCloud
Hirdan: loollanka saynis, dhaqanka, iyo diinta - Paperback
Couldn't load pickup availability
Description
by Maxammed Gaanni (Author)
Buuggaan 'Hirdan: loollanka sayniska, dhaqanka, iyo diinta' ugu ma tegi doonno aragtiyo iska soo horjeeda oo loo garsoorayo. Waxa ugu weyn ee uu buugguu inoo sawirayo waa bar biyo kamadhibcaan ah oo ah in aragtida galbeedka ee dunida sida yaabka leh maaddo ahaan ugu hormarisay aanay ahayn in loo daraaseeyo sidii wax ka maran curiyaha aadanaha, saamaynna aanay ka ga tegin wacyiwadareedka ka curtay xaaladihii nololeed ee ay yurub ku jirtay muddooyinkii uu soo bilowday dagaalkaan kulul ee keenay in ay yurub si walba ilaa maanta col u la tahay wax walba oo la xiriira diinta, rooxaaniyadda, qiyamka iyo caadooyinka. Waxa uu inoo guudmarayaa sida xaal ahaa, wixii xaqiiqo ahaa iyo wixii dhayal ahaa ee isku walaaqmay oo guudmar guud ah. Waxa uu ina ka codsanayaa in aan dhiirranno oo aan caddaysanno waxa aan rabno marka aan hubsanoo, weydiimo iyo sawirasho la xiriirta sida aan noqonayno haddii aan muslimiin sax ah noqonno, buuggaanna uusan u qorin si ay dunida asaga iyo dhiggii ay ugu islaamto. Waxa uu ka ambaqaadi doonaa Daarwin iyo Farooydh iyo saamayntii ay ku lahaayeen isbeddelladii dhan walba ay yurub ka samaynaysay. Aragtida horumarka iyo aragtida jinsiga.
Sida uu meelo badanba ku qeexay bare sare Muxammad waxa uu qabaa 'in aragtida horumarka iyo horukaca wax walba ee dunida ka jira ee halbeeggana looga dhigay noloshu ay tahay sababta ugu weyn ee ay diinta isu hardinayaan, marnana aan laga baxsan karin natiijadaas. Fikirka, caqiidada, qiyamka, mabaad'ida, iyo dhinacyada maaddi ee noloshu waa ay horumarayaan, xilli walbana horumarkaa ayaa wax walba la gu salaynayaa, taasina waxa ay keenaysaa in diinta loo sawirto wax weligeedba horumar ku jirtay, aakhirkiina ay noloshu gaartay heer aanay isla jaanqaadi karin.Waxay dadku u haystaan in ay diintu ku dhisan tahay: Ilaah negi, caqiido negi, cibaado negi, qiyam negi, fahanno negi, dhaqanno negi, iyo nolol negi' [M. Qudub; Horumarka iyo Negaanshaha;b.5, ka la horraysiin yar baan ku sameeyay]. Waxa uu caalimkeennu qabaa 'in aragtida islaamka ee nolosha iyo aadanaha ku aaddani ay tahay isudheellitir. Islaamku waa nidaamka si qotodheer oo muuqata isugu miisaamaya awoodaha kalageddisan ee aadanaha. Waxa uu isu dheellitirayaa ruuxda iyo jirka, hilowga sare iyo isjiidjiidka abuurta, isudhiibidda baahiyaha nolosha iyo iskala sarraynta u qaadaysa jihada sare. Sidaa oo kale waxa uu islaamku taagan yahay bartamaha fikirrada xagjirka ah ee aadanaha. Waxa uu bartanka u taagan yahay afjugidda ay khasbayaan nidaamyada ama caqiidooyinka qaar iyo durdurada xayawaannimo ee ay tilmaamayaan aragtiyaha qaar ka mid aqoonyahanka kasmanafeedda sida Farooydh. Waxa uu bartanka u taagan yahay nidaamka kelinnimada ee uu ku dhisan yahay caalamka hantigoosadka iyo nidaambulsheedka xagjirka ah ee uu ku dhisan yahay nidaamka shuuciyaddu. Waxa uu u dhexeeyaa maaddannimada xaabisada ah ee nolosha ku xaddidaysa waxa dareemayaasha ku hareeraysan iyo rooxaaniyadda xaabisada ah ee baylihinaysa caalamka maaddada.
Reviews
Exceptional Support and Clean Code
I was impressed by how fast the support team responded to my questions. Even as someone with basic coding knowledge, I found the theme incredibly easy to work with. The code is well-organized, and everything runs smoothly.
Reliable Theme with Excellent Customer Service
After trying multiple themes, I finally chose Wokiee — and haven’t looked back. It’s reliable, modern, and easy to customize without coding. What impressed me most was their support team: fast, helpful, and willing to assist even with third-party issues. That level of service is rare!
Beautiful Design and Great Flexibility
Wokiee is hands down the best Shopify theme I’ve used. The design options are stunning and fully customizable. I was able to build a high-converting store without any external developers.
Top-Notch Support and Regular Updates
The customer support team is incredible — helpful, responsive, and very professional. They’ve helped me resolve everything from layout tweaks to app integrations. Plus, the theme is regularly updated with new features.
Amazing Customization Options"!
Wokiee gave me full creative control over my store’s layout and visuals. The theme’s design blocks are so flexible that I could create something truly unique — without touching a single line of code.
High-Quality Theme with Professional Code
You can tell Wokiee was built by pros. The code is clean and optimized for performance. No bloated features — just what you need. My store loads fast and looks great on all devices.